Home Afsomali Cali Guudlaawe iyo Qoorqoor waxaan taageereynaa

Cali Guudlaawe iyo Qoorqoor waxaan taageereynaa

Warkan kasoo baxay Galmudug iyo Hirshabelle waxa uu kusoo aaday xili xasaasi ah, waana talaabo dad badan soo dhaweeyeen go aankan ay ku diideen Mudo kororsiga.

Talaabadan waxa ay dhabar janin ku tahay Madaxeyne Farmaajo iyo intii damaca ka laheyd mudo kororsiga.

Madaxda Galmudug iyo Hirshabelle waxa ay ka xumaadeen waxa ka dhacaya Muqdisho ee ah in dadka ay matalaan dagaal la galiyo loona horseedo qax iyo barakicin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.