Waxaan dhamaan umadda somaliyeed ugu hambalyeynenaa 63 guuradii kaso wareegatay maalinta xorriyadda ummada soomaliyeed.
Sanadkaan kiisa kale allaha nagu gaarsiiyo caafiimad,nabad iyo barwaaqo insha allah.
#IndependenceDay
#canadaspecializedhospital #24hourservice #latalincaafimad #calldoctor #mogadishu_somalia .