Ciidamada degaanka ee kusugan furimaha hore ee dagaalka ayaa waxaa maaanta booqday ciidamada milltraga soomaliya qeybta 27 waxaana hogaaminyayay taliyaha qeybta gashaanle sare faarax kooshin
saraakishaan ayaana safar dhulka ah oo ay uga soo anbabaxeeen degmada buulo burde kuna soo mareen deeganada aboorey yasooman abdhaare iyo miro qqoley kusoo gaaray degmada halgan ee gobolka hiiraan
waxeyna kulamo looga hadlayay dar dargalinta howlgalka ka dhanka ah as laqaateen sarkiisha mnacawisleyda ee kusugnaa degaanada ay soo mareen
ugu danbeyn sarakiisha oo garay halgan ayaa waxaa kusoo dhaweeyay taliyaha ururka 39 gutada 5 qeybta 27 iyo saraakiil ciidan
Taliye faarax kooshin ayaana inta uu kusgnaa halgan waxa uu kulamo la qaatay ciidmada atmis ee kusugan degmada
iyagoona kawada hadlay sidii loo sii dar dar galin lahaa howlagalka ka dhanka ah as dhank jiinka wabiga
sarakiisha ay iyagana taliyaha ubalan qaaday iney dhawaan howlgali doonaan isla markaana dhanka jiinka ka xureyn doonana ururka as





+19
All reactions:
8