Home Afsomali Ciidamada DFS oo saakay xiray Waddooyinka Muqdisho

Ciidamada DFS oo saakay xiray Waddooyinka Muqdisho

Waxaa Maanta xiran qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, iyada oo Ciidamada ay u diidayaan inay isticmaalaan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan.

Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah qeybo kamid ah waddooyinka Maka-Almukarama, Wadnaha, 30-ka iyo Warshadaha iyo Guud ahaan waddooyinka gala Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo ay ka socoto munaasabad lagu xusayo 62 guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka xoogga dalka.

https://youtu.be/BVD3Fh4_FXo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.