Home Afsomali Full VIDEO beesha gaaljecel Kursiga abtisame ee leh kursiga deegaan Doorashada...

Full VIDEO beesha gaaljecel Kursiga abtisame ee leh kursiga deegaan Doorashada kursiga hop 135 oo Codsaya in loo soo wareejiyo Magalada Jowhar

Kulan lagu taagayrayay go’aanka lagu soo wareejiyey kursigga HOP135 oo lagu qabt…

Kulankani oo ay isugu yimaadeen Waxgarad, Siyaasiyiin,aqoonyahano, Odayaal Dhaqameed,dhalinyaro Haween ku abtirsada beesha iska leh kursiga hop 135 oo ay horay ugu fadhisay alle ha u naxariistee marxuumad xildhibaan aamina maxamed cabdi deegaan doorashadiisana ay ahed Magalada Baled Wayne ayaa lagu qabtay Magalada Jowhar ee Caasimada Dowlada Hirshabelle.

Kulankani hal doorkii kasoo qaybgalay ayaa waxay carabka ku dhufteen in deegaan Doorashada kursiga hop 135 ay muhiim tahay in loo soo wareejiyo Magalada Jowhar madama beeshu ay si Siman u dagto labada gobol ee Hiiraan iyo shabellaha dhexe waxaana Sidoo kale dadkii madasha ka hadlay ay u jawaaben odayaal dhaqan Isla beeshani ku abtirsada oo ku sugan Baled Wayne hadalo horay ay uga jeediyeen warbaahinta

Ugu dambeyntii kulankani aya laga soo saaray warmurtiyeed waxaana warbaahinta u aqriyay mid ka mid ah aqoonyahanada beesha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.