Home Afsomali Ciidamada Dowladda oo mar kale xiray Wariye Cabdalla Muumin

Ciidamada Dowladda oo mar kale xiray Wariye Cabdalla Muumin

Ciidamada Dowladda ayaa markale magaalada Muqdisho ku xeray Abdalle Muumin,.

Cabdalla ayaa la qabtay xilli uu doonayay in uu la kulmo dhaqtarkiisa.

Amarka hadda lagu xeray Weriye Cabdalle ayay saraakiishu sheegeen in uu yahay mid ka yimid taliyaha Booliiska.

Maxkamadda gobolka ayaa maalin ka hor soo daysay Cabdalle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.