Home Afsomali Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ayaa sheegey in ay gacanta ku dhigeen...

Ciidamada Nabadsugida iyo sirdoonka qaranka ayaa sheegey in ay gacanta ku dhigeen Gaari siyaabo kala duwan dad loogu dilay Gudaha Muqdisho

Sarkaalka ayaa warbaahinta u sheegay in ay gacanta ku dhigeen garigii ay wateen dableydii dishay hagafey xamar weynane ku dhaawaday sarkaalka ka tiran nabadsugida qaranka Xaafada jamhuuriya ee  dagmada kaaraan.

AfhayeenkaMaamulka Galmudug Cabdulaahi Xaashi roob da.ay

Hay’adda Nabad Suggida iyo sirdoonka Qaranka ayaa sheegtay in ay gacanta kusoo dhigtay 3 Ruux oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen dilalkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Nabad Suggida ayaa sheegtay in ay wadaan baaritaano lagu xaqiijiyo ammaanka Muqdisho.

Maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa lagu dilay Afhayeenkii Hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb.

Waxaa sidoo kale lagu dhawaacay taliye ku xigeenkii Hore ee Hay’adda Nabad Suggida Xasan Dheere.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.