Home Afsomali Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab

Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab

Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa koonfurta gobolka Mudug ku qabtay koox dhinaca maaliyadda u qaabilsaneed Al-Shabaab.

Howlgalka lagu qabtay kooxdaan ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Xinlabi iyo Baraag-ciise ee koonfurta gobolka Mudug.

Raggaan oo gaaraya shan xubnood ayaa lagu qabtay raashin ay Saraakiisha Dowladdu sheegeen in ay ka dhaceen shacabka iyo gaari ay wateen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.