Home Afsomali Cisman Cilmi Boqore oo Noqday Gudoomiyaha KMG ee Baarlaanka cusub ku xigeenkiisana...

Cisman Cilmi Boqore oo Noqday Gudoomiyaha KMG ee Baarlaanka cusub ku xigeenkiisana …

Waxaa hadda soo dhamaatay Dhaarintii Xildhibaanada Labada Aqal, waxaana Maanta la dhaariyay 284 Mudane
Cismaan Cilmi Boqore ayaa noqday Guddoomiyaha KMG ah Ee Aqalka Hoose, halka Maxamed Xuseen Raage (Surweel weyne) uu noqday Gudoomiyaha KMG ah Ee Aqalka Sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.