Home Afsomali Culumaa.usuu iyo Waxan maqli jirey Wadaadadu Berka xeydha leh waa cunaanee Ilaahey...

Culumaa.usuu iyo Waxan maqli jirey Wadaadadu Berka xeydha leh waa cunaanee Ilaahey maad ka yaabtaanoo na siisaan dad Quqaaraan ahaan dad kale wax ku cuna

 

Danleyda Siyasada  shacabka culumada u heysta maxaa kala heysta.
Ayagoo wadaado ah Ayaan baranay, cadalad iyo sinaan ayey dadka ku waanin jireen. In laysku sabro ayey dadka ku waanin jireen, in dhiiga adanaha uusan banaaneyn ayay nagu wacdin jireen.

Waxaan aragnay ayagoo Siyasada dhex dabaalanaya, oo weliba jadbeysan ku xadgudbaya madaxda qaar oo leh waxyaabo diin kooda iyo sharafkooda meel uga dhacaya, Waxaan soo aragnay ayagoo dad muslima dhiigooda xalaaleynaya oo leh gaal ayuu la macaamilaa asagaa ka daran.

Waxaan hadana aragnay ayagoo dowlada hada jirta iyo madaxda amanayaa oo si wada jira u difaacaya, oo qaladaadka dhaqanka iyo sharciga lagu xadgudbaya aan ka hadleyn. Waxaana ognahay in hogaanka dalka hada usan wax Sameyn dhaqan iyo shaqsi oo dhanka diinta ah aysan laheyn.

Dadka qaar culumada waa ku dheeraadeen oo waxeyba ku shabadeeyeen arimo kale.

Aniga taas Ma qabo waan baaray waxaan isoo baxday iney ka tirsanayeen culumo koox ah oo Siyasada caalamka Sameyn ku leh, waxeyna xiriir dhow la lahaayeen Dowlada Qatar oo ah maal geliyaha dowlada hada jirta. Marka culuma maaheyn danley ayay ahaayeen, hadana weli waa danley.

Hadii Qatar baxdana halkii ayay ka bilaabi doonaan. Barasho wanaagsan. kooxdaaney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.