Home Afsomali Cunista timirta waa ka hortaga cudurada iyo helida caafimaadka

Cunista timirta waa ka hortaga cudurada iyo helida caafimaadka

Beerida geed timireeydka ilaa xiliga cunistiisa iyo siyaabaha kale ee looga faaiideysto

Waxaanu wada ogsoonahay dalka kasta oo caalmka ka mid ah wuxuu leeyahay waxyaabo u gaara oo lagu yaqaan wax soo saarkiisa iyo nolol maalmeeydka dadkiisa

Hadaba dalka sacuudiga waa halka laga helo geed timireydka dunida laga cuno intiisa badan waxaana lagu qiyaasaa 23 milyan geedaha ku beeran gobolada kala duwan ee dalkaasi oo laga helo in ka badan 300 oo nooc yada kala duwan ee timirta ah kuwaasi oo u roon in bini aadamku cunaan Iyo noocyo kale oo intaa ka badan

 

Geedaha timirta sacuudiga waxay u yihiin kuwa ugu horeeya ee dhanka dhaqaalaha ah wuxuuna leeyahay warshado gaadiid dhul laga beero iyo  shirkado ganacsi oo dunida u iibgeeya timirta

Magaalooyinka madiinah alkhasim Al xasan al khamis

Sida ay sheegeen dhaqtarada waxaa lagu daaweeyaa cudurada kala ah kansarka

Cunida miraha timirtu waxaa ay leedahay faaiidooyin waxayna dajisaa oo ay yareysaa cududrada sida

  1. caloosha
  2. cudurada neerfaha
  3. koostaroolka
  4. cudurada lafaha
  5. cayilka
  6. iyo kuwa kale

Timirtu waxay daawo u tahay cudurada kala ah

  1. Kholas
  2. Sukkari
  3. Saghaai
  4. Wat madiinah
  5. Khodri
  6. Safawi
  7. Barhi
  8. Shagrad Mubarak

waxaa la ogaaday in cunista  miraha timirta laga dhaxlo in uu yaraado heerka karastaroolka ee dhaqdhaqaaqa dhiiga waxayna ka hortagtaa xididada dhiiga in ay qaadaan socodka qalafsanaanta waxaana taa sahleysa timirta oo ay ku jirto maadada badtimka

waxaa laga sameeyaa Nacnaca buskudka iyo shukulaatada

 

waxay sidoo kale ka hor istaagtaa xiidmaha in uu gaaro cudurka kansarka iyo si la mid ah xanuunka baabasiirta

waxay yareysaa dhagxaanta ku dhasha kaadi heysta iyo kilyaha

waxay sidoo kale fududeysaa marxaladaha qaadida uurka dhalmada iyo xeelka

waxaa ku jira feybaris kala nooc ah iyo maadooyinka sonkorta sida aadka ah u riiqanta

waxay ka hortagtaa suuska ilkaha

waxay jirka ka ilaalisaa sumaha oo dhan waxaana ku jira maadooyinka soo dhiyam iyo bataasiyam iyo bifimiin c

waxay u roon tahay dhiig yariga oo fitimiino badan aya laga helaa

waxay daweysaa jiljileeca lafaha

waxay furtaa cunida raashinka

waxay daawo u tahay ital yarida iyo wadno xanuunka iyo cudurada beerka sida cagaarshowga ama jooniska qaleylka afka iyo caabuqa bushimaha

waxay caloosha iyo uusku jirta ka ilaalisaa aashida iyo gaaska ku dheeriga ah.

timirtu waxay daawo u tahay cudurada ku dhaca maskaxda indha xanuunka iyo sidoo kale dheefshiidka

waxay leedahay timirtu maadada daweysa xiidmaha iyo dacarta caloosha timaha data daalka indhaha iyo cudurada ciridka

waxaana intaa sii dheer in ay dhacaanada iyo fitimiinada jirta ku jira isu dheeli tirto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.