Home Afsomali Full VIDEO korontiiste Baale ka soo dhacay oo xaaskiisii ka carartay iyo...

Full VIDEO korontiiste Baale ka soo dhacay oo xaaskiisii ka carartay iyo hooyadii oo calool xumo is heyn weysay .

korontiiste Baale ka soo dhacay oo xaaskiisii ka carartay iyo hooyadii oo calool xumo is heyn weysay .

wuxuu ahaa farsamo yaqaan xaga korontada ah balse uu ka soo dhacay baale aad u dheer xili uu ku guda jira howlmaalmeydkiisa

shirkadii uu u shaqeynayey kama heli wax xaquul iyo daryeel caafimaad ah waayo kuma jirin wa ceymis ah.

Xasan Maxamed Cusman waa dhibane sariir saaran oo masuuliyiinta dowlada sida madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha iyo shacabka ka dalbaday in ay u fidiyaan gargaar caafimaadoo dalka dibadiisa ah

wuxuuna sheegay in awoodiisu hoos u socoto maalinba maalinta ka danbeyso.

hooyada Faadumo Cali Maxamed iyo walaashii oo xanaaneyo ayaa iyanae warbaahinta u sheegay qaabka ay wax u gaareen wiilkeeda iyo waxayna intaa ku dartay in aanay awoodin qarashka daaweyntiisa dhanka dibada ah xili ay calool xumo hooyadu  is hey kari weyday.

waxaa ayna codsadeen in garab lagu siiyo loona fidiyo gargaar caafimaad oo dalka dibadiis ah  .

wixii faahfaahin ah kala xariir agagaarka isgoyska Siinaai

 

+25261399399 ama  +252615377188

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.