Afayeenka Dowlada Xiligeedii dhamaaday madaxtooyada Villa Somalia Da”uud Aweis jama ayaa dhawaan macsalaameyn doono xafiiska madaxweynaha oo uu haatan ka yahay afhakeenka ,
Afhayeen Daauud hashiis cusub la saxiixday umadaha midoobay waxaana uu ku magacaaban yahay La Taliye xaga Arrimaha Siyaasadda xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, UNSOM.
Wuxuu Da”uud awayshorey uga soo shaqeeyey idaacado caalami ah sida BBC iyo VOA sanadihii ugu danbeeyey ahaa afhayeenka dowlada soomaaliya .
Arintaan ayaa ka danbeysay ka dib ninkii xilkaan heyn jirey shaqada laga eryey Adamu karama inaksta oo uu beenyey in shaqada laga eryey ee uu iskiisa uga tagay laguna helay in uu musuqmaasuqay haltidii loogu tralagay shacabka soomaalliyeed heshiisyana siiyey aqyar tuugo ah oo ay shuraako ku ahaayeen in ay dhacaan hantida bulso weynta soomaaliyeed si kastaba daauud aweys jama ayaa haatan noqonaya masuul sare oo ka tirsan xafiiska siyaasada UNSOM waana la taliyaha xaga arimaha soomaaliya.
Waxaa uu Taleefanka Nairobi ugu warramay Wargeyska Politico,waxaana uu beeniyay in uu sameeyay qiyaano shaqada looga eryay,waxaa uu ku adkeysatay in ay been tahay waxa laga sheegayo,walina uu ka tirsan yahay shaqaalaha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Kamara, oo u dhashay dalka Sierra Leonean ayaa agaasime ka ah UNSOA ee Soomaaliya oo taageera Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,waxaana uu Qaramada Midoobey la shaqeynayay tan iyo 1993kii,isaga oo 2012kii laga soo beddelay Koofurta Suudaan ayaa loo dhiibay shaqada Soomaaliya.
Kamara,waxaa uu ka soo shaqeeyay hwogallo kala duwanoo ay leedahay Qaramada Midoobey,waxaana uu sidoo kale 2014/2015 ka mid ahaa dadkii aaday Dalkiisa Galbeedka Afrika ee Sierra Leone.da
Cali Ameriko liked this on Facebook.
Eng Yoonis Ahmed Qarwac liked this on Facebook.