Home Afsomali Muuqaaldhameystiran MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan...

Muuqaaldhameystiran MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco

https://youtu.be/lkw4o2Fra7k

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgallada ka socda xilligaan dalka, qorshaha dowladda Soomaaliya ee raga weli ka tirsan ururka Al-Shabaab iyo digniin uu u diray kuwa taageera Al-Shabaab.

Madaxweynaha oo Maanta Khudbad ka jeedinayay Masaajidka Madaxtooyada ayaa sheegay in tallaabo ka qaadi doonaa  cidkasta oo xiriir la sameysa ama taageerta Al-Shabaab.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in ay soo gaartay inay jiraan dad hab qabiil ku difaaca Xubnaha katirsan Al-Shabaab, taasina aysan aheyn wax la aqbali Karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.