Home Afsomali Dab ka kacay Wershad lagu sifeeyo Shidaalka

Dab ka kacay Wershad lagu sifeeyo Shidaalka

Dab xoogan ayaa waxa uu ka kacay degaanka Wershadaha (Industrial Area) oo u dhow magaalladda Tabriz ee W/Galbeed ee dalka Iran.

Hadal ka soo baxay Dowladda Iran ayaa waxaa lagu sheegay inuu Ololka dabka ka bilowday Wershad lagu sifeeyo Olyada Matoor (A refinery producing motor oil).

Weli lama caddaynin Khasaaraha ka dhashay dabkaas baaxada lahaa oo lagu guuleystay damintiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.