Home Afsomali Dad ku dhintay dabeylo wata qaboow daran oo dhacay Mareykanka

Dad ku dhintay dabeylo wata qaboow daran oo dhacay Mareykanka

Labada qof ayaa ku dhintay shil ka dhacay mid ka mid ah waddooyinka waaweyn ee gobolka Texas, sidoo kale laba sarkaal oo ka mid ah ciidanka booliska jidadka ayaa ku dhaawacmay shil baabuur.

In ka badan 1,700 oo duullimaad ayaa dabeylahaasi qaboow dartood loo baajiyay guud ahaan Mareykanka saacadihi lasoo dhaafay. Dabeylaha ayaa saameeyay ku dhawaad 40 milyan oo ruux.

Khubarrada saadaasha hawada ayaa ka digay in dabeylahan barafka wata ay saameyn doonaan laga soo billaabo galbeedka Texas ilaa gobolka West Virginia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.