Home Afsomali Dagaal ka socda duleedka degmada Mahadaay & faah faahin laga helayo

Dagaal ka socda duleedka degmada Mahadaay & faah faahin laga helayo

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada dowladda oo kaashanaya dadka degaanka iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa ka socda degaano hoostaga degmada Mahadaay oo katirsan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda iyo dadka degaanka ay weerareen degaannada kala ah Obaale iyo Nasuur oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab.

Kabtan Abuukar Axmed Taqi oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ayaa  faah faahin ka bixiyay:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.