Home Afsomali Maxaa lagu xasuusandoona MD Farmaajo ?

Maxaa lagu xasuusandoona MD Farmaajo ?

  1. Maxaa lagu xasuusandoona MD Farmaajo ?
    1- Dhiibistii iyo dhoofintii muwaadin soomaliyeed, Qalbidhagax ee loo dhiibay dal shisheeye.
    2- Weerarkii C/raxman C/shakur lagu weeraray gurigiisa lagana laayay ilaaladii,laguna aasay kabahoodii.
    3- Xilka qaadistii xooga ahayd ee gudoomiyihii gobolka Banadir,Thabit
    4- Xilka qaadistii xooga ahayd ee Gudoomiye Jawaari
    5- Weerarkii iyo xasuuqii Baydhabo ee loo adeegsaday ciidamo shisheeye.
    6- Weerarkii Galmudug iyo balantii looga baxay Ehlu-suunah Waljamaaca
    7- Cuna qabatayntii xaqdarada ahayd ee loo gaystay shacabka Jubaland
    8- Xanibaadii lagu sameeyay Madaxweynayaashii hore ee dalka ee laga celiyay garoonka iyo shirqoolkii loo maleegay diyaaradoodii ku sii jeedday Baladweyne.
    9- Abuurista dhaqan ku salaysan kaligii wadani inta kale waa shisheeye kal-kaal.
    10- Afxumo iyo aflagaadayn joogta ah ee loo adeegsado cidwalba oo qabta fikir ka duwan kan NN.
    11- Ridistii sharcidarada ahayd ee R/W khayre
    12- Colaadinta walaalaheen Jabouti iyo la saaxiibidi Afwarki iyo Eritaria
    13- Boobkii lagu sameeyay doorashadii Hiirshabele iyo qaabkii lagu riday waare iyo Cusoble,
    14- Weerarkii iyo dilkii qorshaysana ee loogu qaarijinrabay Madaxweynayaashii hore ee Xassan iyo sheekh Shariif
    15- Weerarka 19 feb ee lagu qaaday dadkii mudaaharaadihayay
    16- Weerarkii gurigii senetor Abdi Awaale Qaybdiid
    17- Soo xulistii shaqaalaha rayidka iyo Nisa laga buuxiyay gudigii doorashada
    18- La dagaalankii siyaasiyiinta
    19- Mudda kordhintii uu samaystay ee sharci darada ahayd,
    20- U adeegsi lagu sameeyay ciidamada qalabka sida siyaasada iyo siyaasiyiinta ka soo horjeeda.
    21- Dagaalkii gobalka Gedo.
    22- Ciidamadii shisheeye ee loo adeegsaday Madaxweyne Axmed madoobe ee garoonka dib looga celiyay.
    Wax ku darso
    caay maya runta ka sheeg waxna ha qarin mahadsanid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.