Home Afsomali Dagaalkii baladweyne oo isu badelay mid la iskaga horkeenayo Xawaadle dhexdiisa...

Dagaalkii baladweyne oo isu badelay mid la iskaga horkeenayo Xawaadle dhexdiisa l

Ciidamada maamulka gobolka hiiraann ayaa ku kala qeybsamay dagaalka iyo weerarda lagu qaadayo mucaaradka uu hogaaminayo General abuukar xuud .
Waxaana wararka ay somalisan heshay ay sheegayaan in ay ciidamadu  diideen amarkii la siiyey ee ahaa in ay la dagaalamaa  ciidaamada jen xuud
Kuwaas oo markii ay ka baxeennxerada lama gaalaay ayna marayeen baanaankeed ay gaadiidkii dagaal isaga dageen iyaga oo ratan ratan ah waxatna sheegeen in aanay garanay sabab ay kula dagaalaan ciidanka jen xuud
Ciidamada ayaa xoogaa iska caabin ah ka sameeyey dhanka airport.
Ciidamadii uu watay abuur xuud ayaa fadhiisin cusub ka sameystay deegaanka ispartiibo halka ciidamadii maamulka hirsheblle qeyb ka mid ah oo taageeroncali guudlaawe ay ku laabteen halka kuwa kalena ay galeen dhulka buuraleyda ah

Dagaalkii baladweyne oo isu badelay mid la iskaga horkeenayo Xawaadle dhexdiisa

Xawaadle iyo taageerayaasha abgaale ee ku sugan baladweyne  ayaa weligood heshiis ku ahaa roob allaha keeno oo kaliye cidii wax iskuugu dartay ayaana gardarada leh

https://youtu.be/NFYy5xQO8o0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.