Home Afsomali Dagaalkii dhumay beeshii beesha dagaal ku qaada waxaa la ganaaxayaa Boqlo kun...

Dagaalkii dhumay beeshii beesha dagaal ku qaada waxaa la ganaaxayaa Boqlo kun doolar waa heshiis jigjiga ay ku kala saxiixdeen

ugaasyo suldaano naabdoono iyo waxgarad kale oo aan dagaalamin ayaa saxiixa ku duugay qoraalka ka soo baxay magaalada Jigjiga ee deeganka somali satate

Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobalka Sool ayaa waxaa heshiis ku gaareen Magaalada Jigjiga.

Dhanacyadii isku hayay Deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool ayaa waxaa ay balan qaaday in mar dambe uusan soo laaban doonin dagaal uu ka dhaco Gobalkaasi.

Waxbyaabaha lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ahaa in Beeshii weerar ku qaadda Magaalo ay deggantahay beesha kale laga qaado lacag dhan $100,000 (Boqol Kun ) oo doollarka Mareykanka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.