Home Afsomali Dagmada Wadajir xilkiilaga qaaday Cabdiraxmaan Ow Cali. oo loo dhiibay Bashiir...

Dagmada Wadajir xilkiilaga qaaday Cabdiraxmaan Ow Cali. oo loo dhiibay Bashiir Mohamed Ali Xili ay wadooyinka Biyo wasaqeysanceegaagaan amaankuna faraha ka baxay

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Finish ayaa Xilka Ka Qaaday Gudoomiyihii Degmada Wadajir Cabdiraxmaan Ow Cali.

Gudoomiye Cumar Filisha ayaa Gudoomiyaha degmada Wadajir u Magacaabay Bashiir Mohamed Ali.

Waxaa uu gudoomiyaha cusub ee degmada kula dardaarmay in uu si deg deg ah wax uga qabto dhibaatooyinka ka jira degmada.

Degmada Wadajir ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ka jiray cabasho ay dadka degaanka ay ka muujinayeen maamulka.

Degmooyin badan oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin ay sababeen roobabkii Muqdisho ka da’ay maalmihii lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.