Home Afsomali Darajo iyo Xil yaamudan -janaraalo cusub oo xaflado sameystay

Darajo iyo Xil yaamudan -janaraalo cusub oo xaflado sameystay

U ddalacida darajada janaraal oo weli socota iyo xaflad loo qabtay kuwii ugu danbeeyey

Munaasibad si balaaran loo soo agaasimay laguna shaacinayey laba janaraal oo dhawaan loo dlacsiiyey darjada sareeye guuto ayaa lagu qabtay xaunta ciidanka asluubtu ay ku leeyihiin xabsiga dhexe ee magaalada muqdisho .

Xalada ayaa waxaa ka soo qeybgalay taliyayaal ciidan saraakiil saraakiil xigeen iyo dabley

Saraakiisha dalacaada la siiyey ayaa kala ahaa taliyaha hogaanka ciidanka asluubta G/sare Maxamed Xusen Axmed sabdow iyo Taliyaha hogaanka seedka ciidamada asluubta G/sare Cabdulaahi soo daani .

dhawaan ayey aheyd kolki taliyaha ciidamada Aslluubta somaliyeed loo xiay darajada ugu sareysa dalka ee sareeye guud

Dalacsiinta cidiamada ayaa laga dareemayaa Magaalada oo ay markasta kaa soo horbaxayaan saraakiil sita darajo aan aheyn tii aad horey ugu ogeyd iyada oo ay barbar socoto kuwa shacab ahaa oo qoortu u daduudan tahay noqdayna sarkaal sare waxayna qaarkood ii sheegeen in aysan cidna ku xakumin mushaarna ku qaaday balse ay u sitaa magic ahaan iyo xarago

Mudooyinkii ugu danbeeyey ayaa dalacaad sidaan oo kale ah helay saraakiil badan oo ka tirsan qeynaha kala duwan ee ciidamada qalabka sida waxaana sidoo kale jirta magacaabida wasaradaha hees Agaasime iyo maareeyayaal danjirayaal iyo bixinta dhulaalka danta guud

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa horey u soo saaray wareegto sheegeysa in aan xilna cid laga qaadi Karin loona magaacibi Karin waxaana wareegtadaas ay qoreysay in aan la sameyn kain daro qaadid iyo dalacsii

Inta badan ariamah darajada la siiyo ciidamada ayaa salka ku heysa dabada ka riixa xildhibaanada madaxda dhaqanka kuwaas oo ku bedelasha ama u codsada beel ahaan kuna guuleysto ugu danbeyntii galangalka ay sameeyaan.

 

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.