Home Afsomali Darawalkii Waday Gaari Muqdisho ku qarxay oo gacanta lagu soo dhigay

Darawalkii Waday Gaari Muqdisho ku qarxay oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada ammaanka oo gacanta ku dhigay wadihii gaari ku qarxay KM4

Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa fashiliyay Gaari noociisu yahay Toyota NOHA oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa.

 

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed, ayaa sheegtay in ay Ciidamada ammaanku ku guleeysteen in ay Gacanta ku soo dhigaan wadihii Gaariga isaga oo aan geysan wax qasaara ah, xilli uu marayay agagaarka isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.