Home Afsomali Deg deg Dowlada Domalia oo Daahir Calasow ka diiday in uu magaca...

Deg deg Dowlada Domalia oo Daahir Calasow ka diiday in uu magaca irir samaale ku gaaro hargeysa Somalia

Dahir Calasow ayaa Dawlada Soomaliya kaga joojisay Madaarka magaalada Muqdisho Safar qorshaysan oo ku iman lahaa Saaka Hargeysa.

Ilo aan la xidhiidhay ayaa ka gabsaday inay ii sheegen Sababta loo joojiyay.

Madaxdhaqameedka ay wada socdeen Daahir Calasow ayaa se iyagu Madaarka Hargeysa ka soo degaya goor dhow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.