Deg Deg Madaxweyne Mustafe Cumar0 ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo Deegaanka Somalida shanta sano ee soo socota.
Madaxweyne Mustafe ayaa seddexdii sano ee lasoo dhaafay Deegaanka Madaxweyne ka ahaa.
Md Mustafe ayaa cod aqlabiyad ah oo gacan-taag ah waxaa ugu codeeyay xubnaha Barlamaanka Deegaanka Somalida.
Dhawaan filo Xog ku saabsan taariikhdiisa iyo waxyaabaha horyaalla.