Danjire Afay oo ka warbiyey howlaha Urur Goboleydka IGAD uu ka haayo Soomaaliya
Danjire jiraha urur goboleydka IGAD ee Arimaha soomalaiya Maxamed Cabdi Afey oo warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyay shir madaxeedkii IGAD ee Muqdisho.
Afay ayaa ka sheekeeyey dhibaatoyinka ay keenta dowlad la.aanta iyo waxa looga baahan yahay shacabka soomaaliyeed si ay u xoojiyaan dowladnimada dhanka dhaqaalahana diyaar loola yahay
Danjiraha ayaa sheegay in IGAD howsheedu tahay in ay caawaiyaan dowlada oo laga sugayo inay doorashada ka qeybqaataan in ka badan 14 kun oo ruux.
Wuxuu sheegay in ururka IGAD dhismihiisa ugu weyn ay laheyd 1986dii dowladii dhacday ee Soomaaliya isaga oo xusay in ururku faragfalin ku heynin dalka waxaana dib u dhiskisa laga sugayaa shacabka iyo dowlada oo isku duuban
halkaan ka dhageyso
wuxuuna rajo wanaagsan ka bixiyey in ay dalka doorasho ka dhaceyso shirkiisa jaraaid ayaa saxaafadu su.aalo ka weydiisay
Xuseen Galaadi liked this on Facebook.
Abdifitaah Ali Hussein Bool liked this on Facebook.