Home Afsomali Dhageyso Alshabaab oo Xakun ku riday laba nin oo kufi iyo dil...

Dhageyso Alshabaab oo Xakun ku riday laba nin oo kufi iyo dil ka geystay Buq aqable hiiraan

 

1Qaabkauu u dhacay  Xakunka alshabaab  Nin Afar Haween ah kusfi iyo dil iskuugu daray Xarakada Al Shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu dil iyo kufsi u geestay haweeney waayeel aheyd oo kunooleed Deegaan katirsan gobolka Baay.

Maxkamad Al Shabaab leedahay ayaa xukun dil ah ku riday Aaden Ibraahim Aaden oo lagu helay in uu kufsi iyo dil u geestay haweeney da’ ah, waxaana Maxkamada sheegtay in uu ninkan uu qirtay dilka uu geestay.

Ehelada Haweeneyda la dilay ayaa codsaday in loo dilo ninka dilka geestay , waxa ayna soo dhaweeyeen xukunka qisaasta ah ee maanta lagu fuliyay ninka gacan ku dhiiglaha ah.

Fagaare kuyaala Deegaanka Iidaale ee magaalada Baydhabo ayaa maanta xukunka qisaasta ah lagula fuliyay ninka gacan ku dhiiglaha ah, waxaana fagaarahaasi soo buux dhaafiyay dadweyne badan.

Al Shabaab ayaa deegaanada ay ka taliso xukuno dil ah kula fulisa dadka dilka geesta iyo sidoo kale dadka ay ku eedeeyaan  in ay yihiin Jawaasiis u shaqeysa Sirdoonka Soomaaliya iyo kuwa shisheeye.

Hoos ka dhageyso 

Wrbxnta Xadka Sheybka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.