Home Afsomali Dhageyso Amaan duulaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Africa iyo ku xigeynkiisa oo...

Dhageyso Amaan duulaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Africa iyo ku xigeynkiisa oo Muqdisho shir jaraid kuwada qabtay

Kulan ay  ku yeesheen Magaalada Amaan duulaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Africa iyo ku xigeynkiisa  ayaa Magacaabay Taliyaha Gaarka ah ee Ciidamada Mareykanka ee Howlgalka ka wada Soomaaliya.

Shirka jaraa’id oo ay Qabtayn Mas’uuliyiintaan ka tirsan Dowladda Mareykanka ayaa waxay ku sheegeyn in ay dhawaan bilaabi doonaan Howlgakooda Soo Afjaridda Al-shabaab ee Soomaaliya.

Sarkaal loo magacaabay in uu noqda Taliyaha Ciidamada mareykanka ee Soomaaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee xilkaan loo dhiibo waxaana Ciidamada Mareykanka ee Jooga Soomaaliya laga maamuli jiray Saldhigga Guud ee Africom.

Taliyaha Cusub ee la magacaabay ayaa laga sugayaa in uu isku daba rido Howlgalka Soomaaliya ka socda ee lagula Dagaalamayo Al-shabaab sida ay shaaciyeen Taliska Guud ee Geeska Africa.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.