Home Afsomali Dhageyso Ciidamada taraafikada oo Xarun cusub ku yeelanaya Dagmada Xamar Jajab (...

Dhageyso Ciidamada taraafikada oo Xarun cusub ku yeelanaya Dagmada Xamar Jajab ( DAAWO SAWIRADA )

taraafiko-2

Munaasibada xarun ay leeyihiin ciidamada ilaalada wadooyinka lagu dhagaxdhigayey ayaa lagu qabtay isla dagmadaasi ee Gobolka banaadir.

Waxaana ka soo qeybgalay taliyayasha cidamada bolice-ka iyo taraafikada saraakiil sarkiil xigeeno alifley iyo dabley .

Munaasibada xarunta cusub ee ciidamada taraafikada waxaa hadal kooba saxaafada siiyey taliyaha hogaanka ciidamada ilaalada wadooyinka janaraal cabdinasir Maxamed Dalab oo ku tilmaamay farxad iyo  guul weyn oo u soo hoyatay ciidamada taraafikada .

Waxaana gabagabadii ka hadlay taliyaha ciidamadad booliska Somaliyeed sareeye gaas Maxamed Sheikh Xasn Xaamud .

Wuxuuna sharaxaad ka biyey faaiidada ay cidamada u leedahay xarunta cusub ee ciidanka loo dhagaxdhigay wuxuuna xusay in ay qeyb ka tahay tayeynta ciidanka gaar ahaan boliska tarafiada

taraafiko-1 taraafiko-3 taraafiko-4 taraafiko-5

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.