Home Afsomali Dhageyso Ciidanka Sufa oo madaafiic ku weeraray Deegaanka Xeraale iyo Qasaaraha Gaaray...

Dhageyso Ciidanka Sufa oo madaafiic ku weeraray Deegaanka Xeraale iyo Qasaaraha Gaaray Shacabka

Waxgaradka ku nool deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegeen in Maalintii labaad deegaanka xeraale ee Gobolkaasi lagu garaacay tiro Madaafiic ah.

Nabadoon Cabdullaahi Cismaan oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee deegaanka Xeraale oo Wareysi siiyay Radio Dalsan xarunta Muqdisho ayaa sheegay in Maalintii labaad ay Ahlusuna Maadafiic ku garaacayaan deegaanka xeraale.

Waxa uu sheegay in Madaafiicdii shalay ku dhacday deegaanka Xeraale ay geesteen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah balse kuwa Maanta ay bur buriyeen Guryo ay deganaayeen dad Shacab

ah.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Nabadoonka

 

https://youtu.be/0XR_sO1gw50

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.