Home Afsomali Dhageyso Doorka culumada lama sheego waxaan maqalnaa waxqabadka haweenka waxaad...

Dhageyso Doorka culumada lama sheego waxaan maqalnaa waxqabadka haweenka waxaad arkeysaa fanaan

Culumada somaliyeed

Munaasibad balaaran oo araday qalinjabisay shahaadooyin loogu qeybinayey ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah imaamyada masaajidada iyo qeybaha kala duwan ee culumadaaudiinka somaliyeed.

Xalada oo ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatay kuliyada shareeca wal qaanuun ayaa culumadii ka qeybgashay waxaa ay ku soo bandhigeen fikrado iskuugu jira baraarujin dhaliil waxayna ku baaqeeyn  iyo diinta iyo kitaabka kor loo qaado .

Doorka haweenka ayaa markasta la sheegaa mana maqalno doorka culumada waxaad arkeysaa fanaan aas qaran loo sameynayo iyo sheikh dhinta oo aan cidna soo hadal qaadeyn

Waxaana barnaamijkaan dhamaantii ku soo qaadaneynaa qudbooyinkii kala duwanaa ee mashaaiiqdu u jediyeen ardaydii macalimiintii iyo waalidiintii munaasibada ka qeybgalay waxayna u dhacday sidaan.

 

 

8 COMMENTS

Leave a Reply to Nolasha Cusub Soo Dhawey Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.