Home Afsomali Dhageyso:-Farmaajo oo la kulamay madaxweynaha mareykanka iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen

Dhageyso:-Farmaajo oo la kulamay madaxweynaha mareykanka iyo Qodobadii Ay Ka Wada Hadleen

Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) Madaxweynaha dowladda federaalka Somaaliya ayaa Magaalada Riyad ee dalka sucuudiga waxa uu kula kulmay Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump,oo Sucuudiga uga qeybgalay shirkii Wadamada Jaamacadda Carabta iyo kan Mareykanka ee shalay halkasi lagu qabtay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsatay dowladda Mareykanka in Soomaaliya gacan weyn laga siiyo sidii Al-Shabaab dalka looga saari lahaa.

Dowladda Mareykanka ayaa ballan qaadday in 100% ay Dowladda Soomaaliya ka taageereyso dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

kulanka labada Madaxweyne wuxuu ku dhex maray Magaalada Riyad ee dalka sucuudiga.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.