
Idaacadda ku hadasha afka Alshabab ayaa baahisay dardaaranka haadi Jamaalk oo fuliyay weerarkii tiyaatarka ee magaalada Muqdisho.
Jamaal Jeyllaani ayaa sheegay in uu ka dhashay dhashay Beesha Murusade gaar ahaan jufada Habar Ceyne wareysigan ayuu uga hadlayaa taariikhdiisa wuxuuna xusay in uu ka mid ahaa 2 sano goobo badana ka dagaalamay ugu danbeytiina isqarxiyey