Madaxweynaha maamulka Khaatumo Prof Cali Khaliif Galeydh ayaa waxaa uu hadalo hanjabaad iyo digniino u muuqda uu hawda u mariyey dad uu sheegay in ay nabad galyo xumo ka wadaan magaalada Buuhoodle .
L:acagta Duka Raq ayaa laga soo Diraa
Sidoo kale Cali Khaliif ka Hadley aragtida ay beesha caalamku ka qabto wada hadalka Somaliland iyo maamulkiisa u socda
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view