Home Afsomali Dhageyso Mashaqo ka dhacday Ceel waregow oo ay AMISOM Geysatay

Dhageyso Mashaqo ka dhacday Ceel waregow oo ay AMISOM Geysatay

Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in Degaanka Ceel-wareegow ee Gobolka Shabellaha Hoose ay ku dileen Afar Carruur ah iyo Hooyadii dhashay.

Aabaha Qoyska ay Mashaqadu ku dhacday oo Maanta la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Guri Aqal Soomaali ah oo ay Qoysku ku jireen uu jiiray Gaari Ciidanka AMISOM ay leeyihiin islamarkaana halkaas ay ku dhinteen Carruurtii iyo Hooyadii dhashay.

Waxaa uu intaa ku daray Aabaha la hadlay KNN in Ciidamada AMISOM loo dhigay Qarax islamarkaana ay Cararayeen xiiga ay Qoyska Jiireen.

AMISOM weli kama hadlin Dilka Qoyska Shanta ka kooban ee ka dhacay Gobolka Shabellaha Hoose.

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.