Home Afsomali #shere* #fllow* #like* Laaluush qaate Maxkamadaha ceebeeye oo la aqoonsaday

#shere* #fllow* #like* Laaluush qaate Maxkamadaha ceebeeye oo la aqoonsaday

#shere* #fllow* #like*
Laaluush qaate Maxkamadaha ceebeeye oo la aqoonsaday

Kiis baare mise lacag baarte
Arin walbo jidka toosan hadii laga leexiyo dhibkeedey leedahay garsooruhuna wuxuu raacayaa hadba qaabka warbixinta u soo diyaariyo qofka loo xil saaray kiiska ama dhacdada oo noqon Karo kiis baare ama lacag baarte
Hadii aan u soo Laabto dulucda ujeedkeyga inta badan Bulshana soomaaliyeed waxay ka cawdaan xukunada iyo maxkamadaha dalka ka jira guud ahaa gaar ahaana kuwa ku shaqeeya magaca dowlada Soomaaliya
Balse halka sartu ka quruntay waa xarunta sii aay dhii sĂ ldhiga ama aasaaska hoyga dacwqda halka ay ka bilaabato oo ah baaraha kiiska oo isu Badala baartaha lacagaha laba dhinac ee ay dacwadu u dhaxeysa kaasi Ă²o qiimeyntiisa ku saleeyo hadba side ay u Kala gacan macaanyihiin dhinacyadu
Marka ay timaado dacwo ciqaabeyd ama mid Madani ah oo aan tagto halmkii ku habooneyd ee lagu Kala baxayey side xarunta baarista danbiyada ee sii aay dhii maxkamad ama saldhig ciidan ma jirto in lagaa aamuso xishoodna haba sheegin waxaadna si cad u galeysaa gor gorgoton iga dhin qiimaha iyo intaa iiga dhig dhinacaagaan ahaye
Hadaba madaxda sare ee dowlada sida madaxweyne Xasan sheikh taliyaha ciidanka boliska jenaraal sulub Axmed Firin iyo taliyaha booliska gobolka banaadir Macalin Mahdi waxaan ugu baaqayaa in ay farta iyo suulka uga saaraan shaqada gurac ee ay heystaan kuwa caadeystay dhaqan xumada laaluusha iyo ceebeynta maxkamadaha dalka ayna sugaann in dalku uu ugu sareeyo sharcigu mahadsanid musejisow

Previous articleMuuqaalka 17sano ilaa 18 jir kaliye ayaa I soo wici kara oday oo dhan for get ma la hadleyso gabartaan
Next articleShirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn Dheer ka Dib Ay Ka Soo Baxeen Qodobo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.