Home Afsomali Dhageyso oromo soo duushay What is the role of the Oromo war...

Dhageyso oromo soo duushay What is the role of the Oromo war in Somalia and the 5th position of the Somali people? Qadiyada dagaalka oromada iyo Somalida kilinka 5aad qof kasta ayey taabaneysaa ee maxaa kaal gudboon ?

 

Qadiyada dagaalka oromada iyo Somalida kilinka 5aad qof kasta ayey taabaneysaa ee maxaa kaal gudboon ?

xuduud beenaadka deegaanada Ethiopia dagaalada ka socdo waa kuwo qorsheysan waana Qorsho fog oo mar hore laga baaraan dagay deegaanada qoloji .baabilida oo ay dagan yihiin karanle hawiye iyo gare gari kowmbe reer  owqudub ogaadeen reer baciida yahay iyo majeerteenka intiisa kalae mariixaan kuumado iyo  Somalida kilinka 5aad  lailkasaha dagan agagagrka goldogob halkaa waxaa ka jira dagaal aad u culus oo sababtiisu tahay barakicin iyo bililiqo hanti ma guurto ah mid guurtaba leh kuna qotonto awood sheegasho iyo dal balaarsi

xili raiisal wasaaraha Ethiopia Abii Axmed uu ku jiro safaro uu ku tagayo wadamada dariska ah sida sudaan Masar Egypt  Somaliya Eretria Djibouti halka dalkiisa u ka socto xasuuq ( genocide ) iyo dal baraarsi ma ogtihii abii axmed in uusan muslim aheyn ee uu heysto diinta beendhee

beerihii iyo dhulkii ay daganaayeen in ka bada 15 qarni yaa la boobayaa oo la dilayaa ilmaha iyo waayeelka oo la isku soo sawirayaa weliba

dowlada Ethioipa ayaa sheegtay in ay cidamo u dirtay balse waxay noqdeen kuwo sii huriya dalkii socday oo waxay noqdeen orormo la jaar ah kuwa lala dagaalamayo waxaana dhinac kaga jira madaxweynihii oromada iyo sarkaal mareykanka ka yimid oo jowhar lagu naaneso

dhul iyo su jira 30 KLM ayee ilaa lix goobood dagaal culusi ka socdaa dhanka mooyaale baabili iyo bambaas shiniile afdheer nageyle wajeer adari  harar dhanka kale qoloji waxaa wararku inagu soo garayaan in uu kla socdo 3 aag dagaal iyada oo magac jaarso ah loo soo huwanayo

deegaanada qaar dadkii ka barakacay markii ay waayeen meel ay u ciirsadaan ayaa dib ugu laabteen dhulkoodii is habeyn ka dibna waxay qaadeen dagaal ku jiheysan dhulkoodii waxaana u suurta gashay in ay dib uga qabsadaan oromada beerahoodii .

ciidamada fadaraalka ayaa lagu eedeeyey in ay oromada hubeynayaa oo ay siinayaa hubka saadka iyo rashinka

dhanka kale 30 kun ayaa gasha deegaanada puntland maalin kasta waxaana ka dooday arintaa baarlamaanka puntland hadaan wax laga qaban sanadkii inta ay noqon karto adba xisaan halkii qof imisa ayaa ku soo aadaysa

dhaqan xumada iyo dawarsiga waxaa la sii daran danta iyo ujeedka ay leeyihiin oromadu

barlamaanka puntlad aad loogu mahadceliyey dadaalkooda iyo garashadooda

somaliland waa la mid oromada joogto wey ka badan yihiin qabiilada waxaana kuu cadeyn kara boorama sida ay u buuxdhaafiyeen oromadu oo gobolka owdal waxaad moodaa dhul looga hadlo afka oromada

waxaan idin ku baraarujinayaa in aad arintaa baritaano dhab ah ku sameysaan waana systam ay wataan abii Axmed iyo jowhar lamama magaarso oo mucaarad ah laguna og yahay somali naceyb xukumada oromada balse  ay mideysay qadiyada oromada

dhamaan arintaan waxaa dabada ka riixaya ganaraalada cusub ee ciidanka loo dhiibay iyo kuwa liyuu police ah ah waxaana lagu balamay in somalida ay laayaan

inta aan isku mashquuleyno soomaaliyey markii ay dhulkiina soo galaan sodon milyan oo wada dhul doon ah looguna tala galay in ay harqiyaan somalida hurudo inta aanay taasi dhicin aan ka dhiidhino oo aan qiimeyno qadiyada dagaalka oromada iyo somalida

hadii la qaato dadka dagan xuduud beenaadka ay halkaa ka barakacaan qaab isisr sifeyn ha waxaa baabi.i doono sheegashada dhul danbe oo soomaaliyeed ee N.F.D iyo deegaanada kilinka 5aad

haatan waxaa muqda kuwo aan afsomali oqoon oo rormo noqday 200 sano hor oo qeyb ka ah kuwa la leynayo waxaa lagu heystaa uun waa soomaali isirkiisu

dagaalkaan qatarta ah ayaa la shegaa in ay ka danbeeyaa F.P.I U.S.A M.I.5 waa arin shiinaha lagu diidan yahay shiidaalka ka soo saaray kilinka waxayna daba socotaa qadiyada shiidalka lana doonayo in dhulka laga minguuriyo somalida is heysata

ma muuqato in haatan u taagan in ay jojiso dhiiga qubanaya ee shisheeyuhu dhulkooda ka dhacayo

Ethiopia ayaa dhawaan sameysatay wasaarada gaadiidka bada iyo kalulmeysiga xili aan og nahay in aysan laheyn bada waxaa ay soo iibsatay ilaa 8 markab oo kalumeysi ah xaagee loo soo iibsaday?

 

What is the role of the Oromo war in Somalia and the 5th position of the Somali people?

The Ethiopian border lies in the wake of a series of bombings and shootings that have killed thousands of people and displaced hundreds of thousands of people. There is a golden mood where there is a very serious war because of displacement and looting of property that has been steadily extending to power and destitute

Ethiopia’s prime minister Abi Ahmed is traveling to neighboring countries such as Egypt Egypt in Somalia in Eritrea, Eritrea, whereas his genocide and his country did not know that he was not a Muslim in the state of religion

fields and territories that are more than 15 years old are looted and killed by the baby and the elderly together

The Ethiopian government has said it has sent troops to Somalia, but it has become increasingly widespread in the country and has become a battleground in the face of anarchy and a US embassy bombing.

land and water 30 KLM to six sites of heavy fighting on the side of the road and shingle awnings on the porch and the face of the other side of the cologne are reported to have been going on for 3 battlefields with the name of the jungle

In some areas, the displaced people were disappointed when they returned to their homeland and then fought in their battlefield and managed to recapture their farms.

The federal government has been accused of arming and supplying weapons and equipment

On the other hand, 30,000 people are in daily puntland and have been discussing this issue with the Puntland parliament if they have not been addressed annually as much as one can count on

Failure and incarceration are more severe than the interests of the ores

puntlad parliament thanks very much for their dedication and understanding

Somaliland is a constant Oromo clan is more than I can prove to you how to run it over the Oromo region owdal seems a looga Oromo language

I urge you to conduct these researches and it is a syndicate that Ahmed and Jowhar do not have any opposition to, and it is known as the Somali government, or the Oromos of the Oromia.

All of this is pushing for the new battalions and police officers and they are expected to kill them.

While we are engaging in Somalia when the land comes in for millions of land plots to lay down the slopes of Somalia before it falls on and we value the war in the war in Somalia and the Somali

If the people who live in the bounds of the false bosom of the IDPs will be eliminated, they will be destroyed by the N.F.

Nowadays, there are no more than 200 years ago, as part of those who are being abducted, it is just a Somali refugee

This dangerous war is said to be behind F.P.I. USA M.I.5 is a China-based non-ferrous metals fuels and follows up with the minerals that are required to be produced in the Somali territories.

It does not seem to stand up now that the foreigner is dropping out of the ground

Ethiopia recently formed the Ministry of Transport and Shipping, and we know that it has not been shipped up to 8 ships.

 

 

 

 

.

.

 

 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.