Home Afsomali Dhageyso RW Xasan Cali Kheyre Bangiga Aduunka oo Bixinaya Mushaarada kun shaqaale...

Dhageyso RW Xasan Cali Kheyre Bangiga Aduunka oo Bixinaya Mushaarada kun shaqaale Cusub ah

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Jamhuurida Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay u qaabilsanaha  Geeska Africa ee Bangiga Aduunka Bella Bird.

Kulanka laabda Masuul oo ahaa mid xsaasi ah ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid haayeen in dhlinyarada Somaliyeed la siiyo firsado Shaqo, iyaga oo loo abuuryo barnaamijyo kor loogu qaadayo xirfadooda.

Cabdullaahi Sheekh Cali (Qaloocow) Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo kulanka Saxaafada u faah faahiyay ayaa sheegay in inta abdna ay isla soo qaaden Shaqaaleysinta Dhalinyarada Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Muqdisho.

Sidoo kale Bella Bird, ayaa amaantay kobaca dhanka dhaqaale oo ay sameysay Sanadkaan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, iyo sidoo kale sidii Bangiga Aduunka uu usii wadi lahaa k qeyb qaadashada Gurmadka loo sameynayo Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.