Home Afsomali Dhageyso safaarda Masar o ka hadashay dhalinyaro Somaliyeed oo lagu xiray dalkaasi

Dhageyso safaarda Masar o ka hadashay dhalinyaro Somaliyeed oo lagu xiray dalkaasi

Dowlada Wadan Masar ayaa Xabsiga u Taxaabtay 2 dhalinyaro Soomaaliyeed ah Kuwaasi oo ku noolaa Magaalada Qaahir Ee Wadankaasi.

Dahalinyradan ayaa Laga xiray Magaalada Qaahira Waxaana Wadankaasi ay u joogeen Howllo Wax-barasho sida uu idaacada Simba Ee Magaalada Muqdisho uu u sheegay Safiirka Soomaaliyeed Wadan Kaasi Cabdi Qani Maxamed Wacees.

Maxkamad Ku Taallo Masar ayaa Lagu Wadaa in Lasoo Taago 2 Dhalinyaro Oo Lagu Eedeeye in Falal Lidi Ku ah Amniga ay ka Geesteen Magaalada Qaahira Ee Wadanka Masar.

Safiirka Soomaaliyeed Wadan Kaasi Cabdi Qani Maxamed Wacees Oo Wareysi Gaar ah Siiye Idaacada Simba Ee Magaalada Muqdisho ayaa Waxaa uu sheegay in safaarada Soomaaliye Ee Masar ay Ku Dadaaleyso Sidii 2 Dhalinyarada ah Maxkamada Loo sooTaagi lahaa islamarkaasina Xukun Cadaalad ah ay U Heli lahaayen.

Dhageyso Codka Safiiska Soomaaliya Ee Wadanka Masar Cabdi Max’ed Wacees

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.