Home Afsomali Dhageyso Shacab ka cabanaya dhul duruqsi ay wadaan ciidakada kenya

Dhageyso Shacab ka cabanaya dhul duruqsi ay wadaan ciidakada kenya

Qaar ka mid ah dadka Soomaaliyeed Ee kusugan Xad beenaadka  Kenya iyo Soomaaliya Wadaagaan ayaa  ka cabanaya in ay Ciidanka Kenya ay ku soo xad gudbeen oo guryihii ay degganaayeen gudaha usoo galay ayna dhismayaal burburiyaan halka ay iyaguna dhistaan kuwa sharci daro ah.

Codka linkiga hoose ka dhageyso 

Dawladaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa dhawaan waxay Caasimada Kenya Ee Nairobi ku kala saxiixdeen Heshiis dhinacyo badan taabanayey.

Waxa Heshiiskaasi ka mid ahaa in la dhowro midnimada iyo Jiritaanka Umadd waliba Xaqa ay leedahay.

Farmaajo oo ah Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta ka saxiixay in la isku furo Labada Xad oo iskaashi dhinaca Ganacsi dhexmaro Labada Waddan.

Iyadoo arimahaasi jireen ayaa waxa hadda soo baxaya arimo kale oo saameyn gelisey Heshiiskaasi.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.