Home Afsomali Dhageyso Shariif Xasan Maamuladu iyo Dowlada FD hawada ayey heystaan oo...

Dhageyso Shariif Xasan Maamuladu iyo Dowlada FD hawada ayey heystaan oo xakuman dhulkana shabaab ayaa heysta Micanaha maamuladu dhulka ay sheegtaan ma xakumaan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka qeyb galaya shirka Madaxda Qaranka iyo kuwa Dowlad goboleedyada ee ka socda Xaranta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hadalkaan sheegay.

Shariifka waxa uu sheegay in dhamaan dalka uu yahay mid dhanka dhulka ay ka maamulaan Al-Shabaab oo ay iyaga  si amni ah  ku mari Karin,isaga oo tusaalo u soo qaatay in Wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ay tahay mid xiran.

“Xaqiiqdii xiligaan waxaa loo baahan yhay in laga fikiro sidii loo furi lahaa Wadooyinka xiran,anaga maxaan ahaaneynaa in aan Hawada Maamulno iyagana ay dhulka maamulaan ayuu yiri Shariif Xasan”

Hoos Ka Dhgeyso Codka Shariif Xasan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.