Home Afsomali Dhageyso siyaasiyiin ka dooday shirka ka socdo magaalada Muqdisho iyo Baaq ay...

Dhageyso siyaasiyiin ka dooday shirka ka socdo magaalada Muqdisho iyo Baaq ay dowlada u jeediyeen

 

Dhageystayaal ku soo dhawaada Dood Gaaban oo ku saabsan Shir weynaha Wadatashiga Qaran ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee ka soconayo Magaalada Muqdisho.

Shirka waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha Gudaha, waxaa ka qeyb galaya Wasiirada Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Dowlad goboleedyada dalka ka jira, Xubno ka socda Ururada bulshada rayid iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Doodaan gaaban waxaa ka qeyb galaya Wasiir ku xigeenka Wasaarada dib u heshiisiinta iyo Arrimaha Dastuurka ee dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Aadan Maxamed Cusmaan “ Aadan Garaad”, Iyo Mahad Maxamuud Cali Wasiir ku xigeenka wasaarada Arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.