Home Afsomali Dhageyso: Walaac laga Muujiyay dhismaha Golaha degaanka degmada Jowhar

Dhageyso: Walaac laga Muujiyay dhismaha Golaha degaanka degmada Jowhar

Cabdullaahi  Xaaji Dheere oo ka mid ah siyaasiyinta ka soo jeeda gobolada Banaadir iyo shabeellaha Dhexe ayaa ka hadlay Golaha degaanka ee loo dhisayo Magaalada Jowhar oo ah Caasimada Dawlad Goboleedka Hirshabeelle .

Siyaaasi Cabdullaahi Dheere ayaa  ugu baaqay Wasaaradda Arimaha gudaha & dawladaha hoose ee Hirshabeelle in ay dardar geliso Dhismaha Golaha degaanka degmada Jowhar  lana qanciyo haddii ay jiraan Beelo tabasho ka qaba Nidaamka awood qaybsiga Goaha degaanka  degmadaas.

Hadalkaan ka soo yeeray Siyaasi cabdullaahi Dheere ayaa ku soo aadaya Xilli Wasaaradda arimaha gudaha  Hirshabeelle ay  Odayaasha Dhaqanka Magaalada Jowhar ku wareejisay shaxda Dhismaha Golaha degaanka Degmada jowhar  kana codsatay in soo dedejiyaan Dhismaha golaha degaanka degmada jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.