Home Afsomali Dhageyso Waraabe Ama dhurwaa Caruur walaalo ah ku cunay Mahadaay Gobolka Sh.dhexe

Dhageyso Waraabe Ama dhurwaa Caruur walaalo ah ku cunay Mahadaay Gobolka Sh.dhexe

Wararka naga soo gaaraya Duleedka Dagmada Mahadaay Ee Gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa Ku Waramaya in Labo Carruur ah oo isku Qoys ahaa uu duleedka Dagmadaas iyagoo Neylo Ku raacayo Ku Dilay Waraabe.

 Caruurta ayaa waxa ay la joogeen oo ay xiligaasi raacayeen Neylo yar yar waxaana halkaasi Ku qabsaday Roob iyagoo ku okoranayo Geed Qurac Hoostiisa ayaa lagu soo Waramayaa in dabadeed Uu halkaasi Tiro Xoolaha iyo Labada carruurta ah Ee la joogtay Uu Waraabihii Ku cunay sida uu Xaqiijiyay mid kamid ah dadka deegaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.