Home Afsomali Dhageyso Xaaf” inta aad dagaalami kartaan dagaala waawareyna dhaha facebooga iyo...

Dhageyso Xaaf” inta aad dagaalami kartaan dagaala waawareyna dhaha facebooga iyo ……..

Shir ka dhacay lodon isla maraana Cabdicasiis Xildhibaan xaflada xiriiriye ka ahaa oo xaaf ku soo dhawaaweyey qadka wuxuuna si xirfadeysan u tilmaamay in ay jiraan wiilal yar yar oo dhowlada islka dhigayo  AMISOM ku ilaaliso Villa Somaliya ayna doonayaa in ay iska hor keenaan maamulkaaga iyo Dowlada

Shirka kalgacal tooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka boqortooda U.K oo ay ka qeybgaleen Ergooyin ka kala socday maamululada Puntland Jubaland iyo galmudug

Shirka oo intii uu socday figrado iyo aragtiyo la isku dhaafsaday ayaa qadka talephonka waxaa uga qeybgalay madaxweynaha maamulka Galmudud State Axmed Ducaale geele xaaf

Wuxuu sheegay in xiriir ka dhaxeeyo maamulkiisa puntland iyo Jubaland ayna wada socdaan iskuna wada waafaqsan yihiin sidii wax loo badbaadin lahaa

Xaaf Oo lagu sharfay shirka in uu soo gunaado ayaa kudbad uga jeediyey dhanka talephonka ah Wuxuuna eedeyn dusha uga tuurey dowlada fadaralka somaliya

Xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu dagaalka uu ku jiro  mooyee dhib kale aanu heynin  dowlada fadaralka ahna xaalakeedu ilaah og yahay

“waxa aad qaban kartaan waa iska yar yihiin bal qeyladhaanta soo wada  waawareydana dhaha face buugyadana ku qora dhaliilihiina

Dowladeenu Dowladaha waxay ku jirtaa wadamada aduunku lacagaha badan siiyo   waa in mudaaharad laga sameeyo lana yiraahdo meel aad wax geysaan garan meyno lacagtiinana laaluusha ayaa lagu bixiyaaye oo dadka ayaa lagu laayaa

Dhaqalihii wadamada caalmku bixiyey .waa la musuqmaasuqaa

Ugu danbeyntii madaxweyne xaaf ayaa munaasibada maamulkiisa lagu taageerayey soo xiray ayaa mahadcelin duco ka sokow  faray ka qeybgalayaasha in dadka xamr joogo loo digo loona sheego halka la marayo

wuxuuna ku daray “Maalin dhaw Xamar Shabaab ayaa qabsan doono “shaki kuma jiro ayaa lagu ayiday

Shirka Shirka kalgacal tooada Maamulka Galmudug ayaa lagu soo gabagabeeyey faramaajo ha dhaco iyo erayo dowlada nabad iyo nolol lidi ku ah

Codka Hoos ka dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.