Gudi ay Dowlada u Dirtay Tacadiyo ka dhacay Bakool oo Markii ugu Horeysay Saxaafada la hadlay”
Dowlada Soomaaliya oo Gudi u dirtay Shacab si sharci Daro ah loo Dilay iyo Dembi weyn oo AMISOM loo Heysto,
Gudigan oo ay hogaaminayaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dalka Soomaaliya ayaa gaaray Degaano ka tirsan Gobolka Bakool halkaasi oo ay dhawaan ka dheceen falal xad gudub ku ah shacabka Soomaaliyeed,
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo ka mid ahaa Gudiga ay Dowladu dirtay ayaa sheegay in wada hadalka ugu weyn uu la xiriiro Dilka Gabar dhalinyaro ah oo lagu Dilay Duleedka Degmada Xudur