Wasiirka gaashaandhiga DFS ayaa Taliyaha ciidanka somaliy odowa yuusuf raage ku amray in uu baaritaan degdeg ah ku sameeyo dhulkii lagu sheegay in uu dhisanayo raysal wasaaraha dalka oo maalmihii u danbeyay Baraha bulshada haytay.