Home Afsomali Dibitaati in aan Noqdaa baan doonayaa Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada dib loogu celinayo...

Dibitaati in aan Noqdaa baan doonayaa Akhriso:- Magacyada Xildhibaanada dib loogu celinayo dorasho cusub ee aan la dhaarin weli ee Madashu diiday

Hogaamiyaasha Madasha Qaran oo soo saaray Qoraal ay ku kala saareen Xildhibaanadii uu horay muranku uga taagnaa ayaa hadda waxaa ay sheegeen in Shan kamid ah Doorashadooda dib loogu laaban doono islamarkaana kuwii kale la Fasaxay.

Shanta Xildhibaan ayaa Afar kamid ah waxaa ay ka mid yihiin 11-kii horay loo laalay,waxaana lagu soo daray Xildhibaan horay uga mid ahaa Xubnihii Galmudug lagu soo doortay.

Halkaan Hoose ka Akhriso Magacyada Xildhibaanada Shanta ah ee la laalay oo dib loo dooranayo

1- Cabdi Maxamuud Maxamed Puntland Ugaar Saleebaan

2- Cabdullaahi Maxamed Aadan Jubbaland  Beesha Gaaljecel

3- Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed Koofur Galbeed  Digil Macalin weyne

4- Maxamed C/llaahi Xasan Nuux Hirshabelle Qabiilka Jidle

5- C/qaadir Maxamuud Gaafow Galmudug Murarsade

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.