wasiirka wasaarada gar gaarka iyo mareenyta masiiboyinka xamsa saciid xamse oo la hadley warbahinta ayaa sheegey in qasaaro nafeed iyo mid hantiyeyd ay geesteen mowjado dabeylo wato oo ku dhuftey qaar ka mid ah xeebaha somalia
wasiir xamsa ayaa shegey in dhowr degaan ka mid ah xeebaha somalia ay dadkii degana sameyn xoogan ku yeesheen muujadu dabeylo wato xilli ay ku safrayeen badweynta iyo kuwa dalxisayaal ahaa
waxana ka dhalatey qasaaro dhimasho iyo bur bur hantiyadeed
sidokale agaasimaha qeybta gar gaarka mareynta masiiboyinka qadar cabdiraxmaan nuur ayaa shegey in ay jirto halis kale oo dhanka badda ah wuxuna xusey in ay dignin u dirayaan dadka ku nool degmoyinka xeebaha u dhaw kuwaas oo laga dalbaya in ay qataan fariimaha digniinta ee ka imanaya wasarda gar gaarka iyo mareynta masiboyinka
wasarada ayaa wado qorsho loogu bad baadinaya shacabka somaliyeed halista muujadaha badda iyo roobabka dabeylaha wata sidas darteed looga bahan yahay in an qataan fariimaha si looga bad baado qatar taasi