Home Afsomali Diyaarad 2aad oo ku dhacday saacado gudahood gudaha dalka

Diyaarad 2aad oo ku dhacday saacado gudahood gudaha dalka

Warrarka laga helayo magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ay ku burburtay garoonka magaalada Xudur.

Warar hordhaca ayaa sheegaya inay badbaadeen dhamaan rakaabkii saarnaa, tirda dadka saarnaa iyo sababta keentay burburka diyaaradda lama hayo.

Burburka diyaaraddaan ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa imaanaya xili saacado ka hor degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo ay shil ku gashay diyaarad siday rakaab oo saaka ka duushay magaalada Nairobi,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.